Qeexid
"eeg cashari. ld casharis."
"eeg cashari. ld casharis."
Wadaag:
In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi.
Tahliil.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab1.
m.l
Wadaag:
Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab2, catajebi.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: