Qeexid
"Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab2, catajebi."
[-bay, -btay]
cashatab2 ay
cashatab2 tay
f.mg1"Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab2, catajebi."
Wadaag:
(-byo, m.dh) Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab1.
m.l
Wadaag:
Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi.
Tahliil.
m.l
Wadaag:
ld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin, cata cashatebin m.dh ld cashatebid.
m.f.dh
Wadaag:
Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Xoolo cudur deriskunool ka dhasha oo ay la cad iyo caano yareeyaan ku dhicid.
f.mg1
Wadaag: