Qeexid
"Cid casho siin."
[-iiyay, -iisay]
cashaysi iyay
cashaysi isay
f.g2"Cid casho siin."
Wadaag:
Is c.: is daalin.
Ka c.: cid caro ku abuurid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Wax caato ah ka dhigid.
Wax dallan ka dhigid. ld caatee.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi.
Tahliil.
m.l
Wadaag:
Wax xalaad gaar ahku sugid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Nafley qiblada u jeedin. ld jihaysii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab2, catajebi.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-byo, m.dh) Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab1.
m.l
Wadaag: