"Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido."
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Xoolo cudur deriskunool ka dhasha oo ay la cad iyo caano yareeyaan ku dhicid.
f.mg1
ld cashiyid.
m.dh
ld cashin.
m.f.dh
Qaraabo.
m.dh.u
Cunto habeenkii la cuno.
Maalin.
eeg cashaysii.
f.mg2
-sheeyay, -shaysay
In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi.
Tahliil.
m.l
Nafley tahliil ku firdhin.
f.g2
-iyay, -isay
(-xay, -xday; -bixi) Xoolo cashi ka bogsasho.
Xoolo cashi ka daweyn.
C. ah: xoolo cashi ka bogsooday.
ld cashibbixid.
ld calalsasho.
eeg cashri. ld cashris.
ld cashrin.
eeg cashee.
ld cashiiraysasho.
eeg cashibbixi. ld cashibbixis.
ld cashibbixin.
ld cashibbax1 (2).