Qeexid
"Cid cashiiro ka dhigasho."
[-stay, -satay]
cashiirays tay
cashiirays atay
f.g3"Cid cashiiro ka dhigasho."
Wadaag:
eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.
m.f.dh
Wadaag:
Wax ciiro yeelasho.
Cid, ciir doonasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Xoolo cudur deriskunool ka dhasha oo ay la cad iyo caano yareeyaan ku dhicid.
f.mg1
Wadaag:
Cimro gudasho. ld cimrayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigasho.
Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho.
Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: