Qeexid

"Cunto habeenkii la cuno."

Qeexid Xigta

Maalin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga casho oo kali ah:
  • Gudiga doorashooyinka Somaliland ayaa dhaawaan sheegay in doorashada Madaxweynuhu aysan dhici karin xiligeedkii iyagoo sabab uga dhigay qalabka oo aan hagaagsanayn & qarash la'aan, uuna dib u dhaca doorashadu qaadanayso 91-casho.
  • Marka walaalow hadii aad sidaas aamin-santahay oo amuurtu furdadii ka soo-jeedo, maxaad uga raadineysaa wali hunguri xoolaha dadweynaha, maxaa yeelay sidaad hadda ii caddeysay oo aad madaxweynaha u raadineysaa waa tabcasho.