Qeexid
"Nafley tahliil ku firdhin."
[-iyay, -isay]
cashr yay
cashr say
f.g2"Nafley tahliil ku firdhin."
Wadaag:
Sebenka markaa la joogo.
C. ah: wax cusub oo waqtiga la socda.
m.l
Wadaag:
Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Xoolo cudur deriskunool ka dhasha oo ay la cad iyo caano yareeyaan ku dhicid.
f.mg1
Wadaag:
In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi.
Tahliil.
m.l
Wadaag:
Dhagax weyn, guduudan oo guryaha lagu dhisto.
Ciyaarta delebka marka afarta qori ee lagu ciyaarayo ay caloolacaddeeyaan.
m.l
Wadaag:
Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin.
Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego.
Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
(f.mg) Neef rimman candho keenid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: