Qeexid

"Ilaah."

Qeexid Xigta

C. ah: ciso leh.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga casiis oo kali ah:
  • Mudaaharaad ka dhacay Muqdisho Dibedbaxayaasha ayaa isugu soo baxay Garoonka Kubadda Cagta ee Koonis ee ku yaalla degmada Cabdulcasiis, si ay u cambaareeyaan weerarkii argagixiso ee uu dhiigga badani ku daatay ee Muqdisho ka dhacay 4tii bishan.
  • Cabdicasiis Koronto ayaa intaa ku daray in gabadhan uu wareystay 6 January ee sanadkan, ayna u sheegtay in ay shan (5) nin oo ku lebisan dharka ciidamada milateriga ay xoogeen intii lagu guda jiray bishii Barakeysneyd ee Ramadaanka.