Qeexid

"ld casar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga casir oo kali ah:
  • - Akhrintana waxay ku xiran tahay salaadda oo salaadda subax akhrinteeda waa midda ugu dheer salaadaha shanta ah, dabadeedna sidan ayey iskugu xigaan duhurka, casirka, cishaha iyo maqribka sida badan.
  • Shacabka Somaliland ayuu ku booriyay inay dadaal u galaan inay isku xukumaan diinta Islaamka, waayo casirgan waa casrigii Islaamka, intii dariiqa Alle ka leexatana Alle wuxuu ku saladaa dagaalo iyo musiibooyin aan dhamaan.