Qeexid
"ld casar."
"ld casar."
Wadaag:
Xanuun aad ah oo qabatin ah caloosha ka dareemid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.l) Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir1.
m.dh
Wadaag:
Maal lacag ah oo si aan habboonayn lagu bixiyo ama lagu lumiyo.
Ganaax; xaal; yake. ld khasiraad.
m.l
Wadaag:
Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah.
ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.
m.l
Wadaag:
Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.
m.dh
Wadaag:
Qiyaas lagu heshiiyey oo caddeyneysa wax dhererkiisa, muuqiisa iwm.
Habka loo qiyaaso dherer, mug, culays iwm.
Qalab lagu cabbiro wax dhererkiisa, culayskiisa, muggiisa iwm.
m.l
Wadaag:
(-saa, -sayd; cascas) Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Qadiidka ku hara weel la culay.
Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m.l
Wadaag:
Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin.
Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego.
Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
m.l
Wadaag: