Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
caskari
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `caskari`
caskaree
Qeexid
/mg2 ld askaree.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
askari
Qeexid
Qofciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable.
Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigabaha lahaado). ld askar, caskari.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
caskarayn
Qeexid
ld askarayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caskarinnimo
Qeexid
ld askarnimo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
cashari
Qeexid
Nafley tahliil ku firdhin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cari
Qeexid
(f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
(f.mg) Neef rimman candho keenid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
caari
Qeexid
Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caari
Qeexid
/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga noqosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-riday)
Wadaag:
casri
Qeexid
Sebenka markaa la joogo.
C. ah: wax cusub oo waqtiga la socda.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cashri
Qeexid
Nafley tahliil ku firdhin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cayaari
Qeexid
Garangar yar oo inta xarig laga dhexdudisiyo, waxyaalaha culus lagu shubashubeeyo; khafyad. ld ciyaari1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cabqari
Qeexid
C. ah: qof aad u caqli badan oo u aragtidheer.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cagaari
Qeexid
(f.g) Wax cagaar ka dhigid.
(f.mg) Caano la lulayo dhibcihii ugu horreeyey oo subagga ahaa bilaabid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cariiri
Qeexid
ld ciriiri1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cariiri
Qeexid
/2 (-iyay, iday/-isay; -iyi) ld ciriiri2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-isay)
Wadaag:
cas
Qeexid
Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin.
Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego.
Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cas
Qeexid
(-saa, -sayd; cascas) Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-sayd)
Wadaag:
cayaari
Qeexid
Wax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: