Qeexid
"Wax cas noqosho."
[-saaday, -saatay]
casow aaday
casow aatay
f.mg3"Wax cas noqosho."
Wadaag:
Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin.
Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego.
Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
m.l
Wadaag:
(-saa, -sayd; cascas) Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Dhagax weyn, guduudan oo guryaha lagu dhisto.
Ciyaarta delebka marka afarta qori ee lagu ciyaarayo ay caloolacaddeeyaan.
m.l
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurka iyo maqribka.
Salaadda la tukado waqtiga casarka. ld casir.
m.l
Wadaag:
Sebenka markaa la joogo.
C. ah: wax cusub oo waqtiga la socda.
m.l
Wadaag:
Wax midab cas u yeeelid.
Kabo buraash marin.
Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
Baadi wax muddo badan maqnayd noqosho.
Nafley dayoobid.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Caano, wax car yeeshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(bot.) Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.
m.l
Wadaag: