Qeexid
Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah.
Qeexid Xigta
ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.
Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah.
ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Sariir catiir ku samayn.
Qeexid Xigta: Xarig caw ka samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -risay
Qeexid: Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir2, catiree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la catiiray ahaansho (sariir).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld catiiris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld catiirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg catiiran. ld catiirnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld catiirnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid caro ka bi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld catirayn, cartirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) ld catiir (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax qof carooday carada looga ba'sho (siiba haweenka).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: ld catir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld cawritir1.
Qeexid Xigta: Dhar yar oo cawrada deda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Caw rinji la geliyay.
Qeexid Xigta: C. ka dhig: si xun wax u baabi'in.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld cawritir
Qeexid Xigta: 2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld catirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Si xun wax u baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca.
Qeexid Xigta: ld ciirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]