Qeexid
"Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan."
[-rnaa, -rnayd]
catiran naa
catiran nayd
f.mg4"Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan."
Wadaag:
Wax la catiiray ahaansho (sariir).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir2, catiree.
f.g1
-ray, -risay
Wadaag:
(-ro, m.l) Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir1.
m.dh
Wadaag:
Wax la cammiray ahaansho (dukaan).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax laarratiray ahaansho (qof). ld arrad-tiran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax si fiican u buuxa ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax dardartiisii qaba ahaansho; firfircoonaan iyo himmo ka buuxdo.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(caman, m.l) Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta.
m.l
Wadaag:
Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah.
ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.
m.l
Wadaag:
Sariir catiir ku samayn.
Xarig caw ka samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: