Qeexid
"Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal."
Qeexid Xigta
ld cataabid.
"Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal."
ld cataabid.
Wadaag:
(-taabay,-towday; -taabi) Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid.
f.mg1
Wadaag:
C. ah: biyo dhoobo ku qasantahay.
C. ah: midab calas ah.
m.l.kh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Hoore udgoon, la isku carfiyo oo aalkolo lahayn, oo ka kooban saliid iyo waxyaabo kale. ld cadar (3).
m.l
Wadaag:
Caataysnaanshada.
C. ah: nafley hilibka iyo baruurta jirkiisu yaryartahay.
Hilib aan dux lahayn.
m.dh
Wadaag: