Qeexid

"Dhinac; dhan."

Qeexid Xigta

Aagga u dhow meel. ld caaw1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caw oo kali ah:
  • Careys Ciise wuxuu ahaa nin aad u nadaafa jecel had iyo goorna wuxuu xiran jiray oo u caada ahayd Macawis, Shaar gacma dheer ah, kabaha nooca loo yaqaano sandalka, Koofiyad, Cimaamad uu garabka saarto iyo ul xardhan oo aad u quruxsan.
  • J: Waxaan ka soo qaadanayay Kabo dul-abaar ah, Go’ ila yuugnow ah, Macawis Buuryo-sifays ah, Shaadh shaadh-xanaaqa iyo Haddee qaddar Hoos-ku-uumi ah.