Qeexid

"(-iyo, m.dh) Qof isla weyni iyo kibir badan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawaandi oo kali ah:
  • Khadra, waa gabadh san-dheer oo heesaha jacaylka ah cawaandi ku ah, marka ay heesayso waxay ka reentaa laab taxawada, waxayna ka guuxdaa sanka dheer.
  • Ciyaal kale oo aanan garanayn cid ay yihiin ayaa sheegay in ay in yar ka dhega-diideen cawaandiyaynta wasiirka, iyagoo yidhi; “Cawaandiyaynta waanu doonaynay, laakiinka laxanka qabyaaladda ee uu ku ladhay ayaa heesta kharibtay.”