Qeexid
"Cid kaalmo iyo taageero ka doonid."
[-saday, -satay]
cawaans aday
cawaans atay
f.g3"Cid kaalmo iyo taageero ka doonid."
Wadaag:
Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m.l
Wadaag:
Maroodi, si uu u harraad beelo, dhir dhacaan leh ruugid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid wehel ka dhigasho. ld tawaanso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Miraha geedka mayrada.
Summad gaar ah oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Waxa nasiib u noqda qofka ee nolooshiisa ku dambeyso.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah.
Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
m.l
Wadaag: