Qeexid
"Maroodi, si uu u harraad beelo, dhir dhacaan leh ruugid."
[-saday, -satay]
cawaars aday
cawaars atay
f.mg3"Maroodi, si uu u harraad beelo, dhir dhacaan leh ruugid."
Wadaag:
Cid kaalmo iyo taageero ka doonid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m.l
Wadaag:
Miraha geedka mayrada.
Summad gaar ah oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Weel carar marsasho. ld carareyso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Waxa nasiib u noqda qofka ee nolooshiisa ku dambeyso.
m.l
Wadaag:
Ka aa.: cid, cidkale oo waxyeello u geysatay ka gudasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah.
Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
m.l
Wadaag:
Nafley dhaawac gaarsiin.
Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Caano faar u yeelasho.
Caano faar ka gurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax aan cawaaqib wanaagsanayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Badda si xoog leh wax uga soo jiidid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: