Qeexid
"Habeen meel nabad gelyo lagu baryo."
Qeexid Xigta
ld cawabbarid.
"Habeen meel nabad gelyo lagu baryo."
ld cawabbarid.
Wadaag:
Wax habeen meel ku nabad gelin. ld cawabbariisii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Habeen meel nabad ku baryid.
f.mg1
Wadaag:
Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.
m.dh
Wadaag:
Alle wax ka bari; ducaysi.
Cunto ay samayso cid ducaysanaysa.
m.l
Wadaag:
Garangar yar oo inta xarig laga dhexdudisiyo, waxyaalaha culus lagu shubashubeeyo; khafyad. ld ciyaari1.
m.l.u
Wadaag:
Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha.
(-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto.
(-iyo, m.l) Buruq.
m.l
Wadaag:
Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m.l
Wadaag:
Miraha geedka mayrada.
Summad gaar ah oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Nafley dhaawac gaarsiin.
Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah.
Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
m.l
Wadaag: