Qeexid
"Nooc quraanyada ka mid ah, gudguduudan, koox-koox u socota, qaniinyo kulul oo habeenkii socota."
"Nooc quraanyada ka mid ah, gudguduudan, koox-koox u socota, qaniinyo kulul oo habeenkii socota."
Wadaag:
Caws balka galleyda u eg oo sida badan beeraha ka soo dhasha oo haddii la falo si dhaqso ah u soo baxa.
m.dh
Wadaag:
Miraha geedka mayrada.
Summad gaar ah oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Nafley dhaawac gaarsiin.
Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah.
Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
m.l
Wadaag:
Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax il beelay ama nabar ka gaaray noqosho. ld cawirow.
f.mg1
Wadaag:
Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran2.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Nafley habeenkii wareegta.
Dhillo.
Cuntub gaar ah, ilaalo.
m.dh
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la cawiray noqosho. ld cawiran1.
f.mg1
Wadaag:
Waxa nasiib u noqda qofka ee nolooshiisa ku dambeyso.
m.l
Wadaag:
Cid kaalmo iyo taageero ka doonid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Maroodi, si uu u harraad beelo, dhir dhacaan leh ruugid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: