Qeexid
"Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah."
Qeexid Xigta
Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
"Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah."
Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
Wadaag:
Nafley dhaawac gaarsiin.
Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax il beelay ama nabar ka gaaray noqosho. ld cawirow.
f.mg1
Wadaag:
Qadiidka ku hara weel la culay.
Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m.l
Wadaag:
Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran2.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la cawiray noqosho. ld cawiran1.
f.mg1
Wadaag:
Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca.
Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.
m.l
Wadaag:
Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m.l
Wadaag:
Miraha geedka mayrada.
Summad gaar ah oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
ld cararid. Orod baqdin leh.
Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.
m.l
Wadaag: