Qeexid
"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la cawiray noqosho. ld cawiran1."
"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la cawiray noqosho. ld cawiran1."
Wadaag:
Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran2.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah.
Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
m.l
Wadaag:
Nafley dhaawac gaarsiin.
Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rmo, m.l) Qalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax il beelay ama nabar ka gaaray noqosho. ld cawirow.
f.mg1
Wadaag:
Kaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gabdhaha isdhaafsata; yooyootan. ld caraatamid.
m.l
Wadaag:
Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m.l
Wadaag:
Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah.
Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Miraha geedka mayrada.
Summad gaar ah oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag: