Qeexid
Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo.
Qeexid Xigta
Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo.
Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Xoolo badan meel isugu ururin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -day, -datay
Qeexid: Xoolo badan meel isugu ururid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhinac; dhan.
Qeexid Xigta: Aagga u dhow meel. ld caaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg cawd2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc dhirta ka mid ah, oo xooluhu daaqaan leh caleemo, laamo iyo jirrid aan xoogganeyn oo badanaa deda meesha uu ka baxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Habeen.
Qeexid Xigta: Nasiib wanaagsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ugaarta waaweyn jaad ka mid ah, leh midab casaan xigeen ah, geesa dhaadheer iyo daba gaaban oo bogga ka cad; cawlo.
Qeexid Xigta: Cawl dhaddig ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/ -isay; -iyi) ld caawi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Midab casaan xigeen ah.
Qeexid Xigta: Cawsha keeda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg cawdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg cawdan. ld cawdnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley dhaawac gaarsiin.
Qeexid Xigta: Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah.
Qeexid Xigta: Qof il la' ama nabar ku leh. ld cawir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax ku dhaafay ama lumay beddelkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax cawo leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld cawar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld caawiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]