Qeexid
"Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo."
Qeexid Xigta
Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
"Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo."
Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
Wadaag:
Xoolo badan meel isugu ururid.
f.mg3
-day, -datay
Wadaag:
Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw2.
m.dh
Wadaag:
Nooc dhirta ka mid ah, oo xooluhu daaqaan leh caleemo, laamo iyo jirrid aan xoogganeyn oo badanaa deda meesha uu ka baxo.
m.l
Wadaag:
Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.
m.l
Wadaag:
Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.
f.mg2
-weeyay, -weysay
Wadaag: