Qeexid
"Xoolo badan meel isugu ururin."
[-day, -dday]
cawd2 ay
cawd2 day
f.g1"Xoolo badan meel isugu ururin."
Wadaag:
Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo.
Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
m.l
Wadaag:
Xoolo badan meel isugu ururid.
f.mg3
-day, -datay
Wadaag:
Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw2.
m.dh
Wadaag:
Meel bannaan amadaloosha buuxin; daboolid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Nooc dhirta ka mid ah, oo xooluhu daaqaan leh caleemo, laamo iyo jirrid aan xoogganeyn oo badanaa deda meesha uu ka baxo.
m.l
Wadaag:
Wax cad ahaansho.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho.
Waa ka caddahay: waa liitaa.
f.mg4
Wadaag:
(daaw.) Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
m.l
Wadaag:
Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.
f.mg2
-weeyay, -weysay
Wadaag: