Qeexid
"eeg cawee. ld caweys (3)."
"eeg cawee. ld caweys (3)."
Wadaag:
Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo.
(-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo.
ld caweyn.
m.l
Wadaag:
(u) Koox dad ah oo hanti mood ah oo badan leh.
Marka balagga digirtu ka baxo miliqnimada ee ay iniinyihiisu yaryaryihiin.
m.dh
Wadaag:
Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.
f.mg2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Habeenka gelinkiisa hore soo jeedid.
f.mg1
Wadaag:
Wax cirweyni ku sifoobay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: