Qeexid

"Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caweysin oo kali ah:
  • Qudubi: Caweysin aanu caleen Iidoorta ka haagnay ayaa ceynka hoosta lanaga soo geliyay, kuwo moodharo ah oo millatari Iidoor ka sii ah ayaa gebisha noo xidhay, goor mir dhexe ah ayay bar bannaan oo wax beerkiisa bahal cunaa jooguu.
  • Weriyayaal ka tirsan Wargeyska Haatuf oo caweysinkii habeen hore booqday xarunta Wershadda, ayaa sheegay in ay la kulmeen qaar ka mid ah Mishiinada Dabka dhaliya ee Wershadda laydhka oo shaqaynaya.