Qeexid
"Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo."
"Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo."
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Habeenka gelinkiisa hore soo jeedid.
f.mg1
Wadaag:
Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo.
(-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo.
ld caweyn.
m.l
Wadaag:
/dh Xilliga u dhexeeya sagaalka ilaa tobanka fiidnimo.
m.l
Wadaag:
Xilliga u dhexeeya siddeedda fiidnimo ilaa sagaalka.
m.dh
Wadaag:
Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.
f.mg2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Qof aan indhaha si fiican wax uga arag noqosho.
f.mg1
Wadaag: