Qeexid
"Wax dhumay beddelkood siin."
[-iyay, -isay]
cawilcel yay
cawilcel say
f.g2"Wax dhumay beddelkood siin."
Wadaag:
Wax soo socda dib u laabid.
U c.: wax ciddii lahayd dib ugu geyn.
Wax socda hakin. 4. Ku c.: fal hore loo sameeyey mar kale dib u samayn. 5. Iska c.: wax iska difaacid. 6. Ka c.: wax ka reebid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Haweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raali geliyay.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Haweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raalli gelinayo.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U c.: cid waxay samayn lahayd ka waanin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: