Qeexid
"ld caawino."
"ld caawino."
Wadaag:
Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo, c
m.dh
Wadaag:
(-imay/-inay, -intay; -imi/-ini) Cid kaalmo ama taageero u fidin.
f.g1
Wadaag:
Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw2.
m.dh
Wadaag: