Qeexid
"(-shayaal, m.l/dh) ld cawlwareershe."
"(-shayaal, m.l/dh) ld cawlwareershe."
Wadaag:
Geednagaar leh miro kuuskuusan, caleemo yaryar iyo laamo jiljilicsan, oo nafleyda daaqda ay ku wareerto.
Miraha caduurka inta aanay bislaan. ld cawlawareershe.
m.l
Wadaag:
Xarig jeegada iyo tuurinka isu haya oo neef geel ah oo ilmo lagu sidkayo lagu xiro.
Suuman la qurxiyey oo fardaha madaxa loo geliyo.
m.l
Wadaag:
Wax midab cawl ah leh ahaansho. ld cawllan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Ugaarta waaweyn jaad ka mid ah, leh midab casaan xigeen ah, geesa dhaadheer iyo daba gaaban oo bogga ka cad; cawlo.
Cawl dhaddig ah.
m.dh
Wadaag:
eeg cawlan. ld cawllanaan, cawllanaansho, cawlnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Xilli bartamaha guga ah oo roob badan da'o.
Roob badan oo xilliga gu'ga bartamihiisa da'a. ld cawlikudhal.
m.dh
Wadaag: