Qeexid
"Qof ishiisa laga baqayo wax yar siin."
[-gday, -gedday]
cawraleged2 day
cawraleged2 edday
f.g1"Qof ishiisa laga baqayo wax yar siin."
Wadaag:
(-gday, -gedday; -gdi) Qof legdamaya dhul ku dhufasho.
f.g1
Wadaag:
ld cawritir
2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax masiibo ku dhacay ama la ileystay ahaansho.
Wax ceebaysan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
/mg1 Wax in isha looga hortago u bixin. ld cawratir2 (1).
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la siiyo qof ishiisa laga baqaayo.
ld cawritirid. ld cawratir1 (1), cawratiryo, cawritiryo.
m.l
Wadaag: