Qeexid
"Wax masiibo ku dhacay ama la ileystay ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax ceebaysan ahaansho.
[-snaa, -snayd]
cawraysan naa
cawraysan nayd
f.mg4"Wax masiibo ku dhacay ama la ileystay ahaansho."
Wax ceebaysan ahaansho.
Wadaag:
U c.: wax caro haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Weel wax la carariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax caato ah ahaansho.
Wax dallan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la cabbeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ciiro qarisay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la caddeeyey ahaansho.
Wax caano lagu daray ahaansho (shaah).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la cadcadeeyey ahaansho. ld cadadaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax casiimo lagu akhriyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la xe reeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: