Qeexid

Xin, kuuni.

Qeexid Xigta

Il, dhabato, illaaco, cawro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cawri oo kali ah:
  • Shaxaadkaas oo aan is idhi; Alla inanka yari bakhaylsanaa, wuxuu ahaa labaatan kun oo uu yidhi; hablaha yaryari ha ku bartaan kubadda kibirka, kaas oo markii uu Afrika yimi uu is yidhi koonahaas yaan lagaa soo cawryin, calashaan cawri-gaf.