Qeexid
"/mg1 Wax in isha looga hortago u bixin. ld cawratir2 (1)."
[-ray, -rtay]
cawritir2 ay
cawritir2 tay
f.g"/mg1 Wax in isha looga hortago u bixin. ld cawratir2 (1)."
Wadaag:
Wax la siiyo qof ishiisa laga baqaayo.
ld cawritirid. ld cawratir1 (1), cawratiryo, cawritiryo.
m.l
Wadaag:
ld cawritir
2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir2, catiree.
f.g1
-ray, -risay
Wadaag:
(fiis.) Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.
m.l
Wadaag:
Xanuun aad ah oo qabatin ah caloosha ka dareemid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley dhaawac gaarsiin.
Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: