Qeexid
"Dhareer; calyo."
"Dhareer; calyo."
Wadaag:
(caayay, cayday; caayi) Hadal ama fal qadaf ah cid u jeedin. ld caay2.
f.g1
Wadaag:
ld caay 1. Hadal ama fal qadaf ah oo cid loola jeedo.
God, shabaq, siriq ama bir iyo dabin kale oo loo dhigo ugaarta si ay ugu dhacdo.
Geedaha beerta laga guro oo inta la aruuriyo la gubo.
m.dh
Wadaag:
Wax dhibaato ama halis ka nabadgelin.
Aawr la rarayo, cayn ku giijin.
Hanti caymis ka diiwaangelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax tiradooda ama noocooda si cad u sheegid.
U c.: qof, meel u magacaabid.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
(nax.) Dir naxweed ku shaqa leh in ay kala saarto labka iyo dheddigga ee magacyada, magacuyaallada iyo qaabka falalka (tus.: inantu way seexatay). Ereyada weertan cayn dheddigeed ayey wada muujiyeen: magaca, magacuyaalka iyo falkuba.
m.dh
Wadaag:
Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaadiidka nafleyda ah.
Magac carbeed xarafka 'c'.
m.l
Wadaag:
Nooc; jaad.
Si, hab, qaab.
Keyn, dhul jiq ah oo dhir badan. ld caynad.
m.dh
Wadaag:
Hilib iyo baruur badan yeelasho.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
cayalo'aad m.l Nagaar dhulka ku faafa caleemo biyo ka buuxaan iyo laamo jilicsan leh oo ka baxa meesha degelka leh.
Wadaag:
Nooc mallayga yaryar ka mid ah oo koox-koox isu raaca.
Ilmo.
Wax yaryar oo aan qayme lahayn. (baay.) Nudo geed oo ka kooban unugyo si firfircoon u qaybsamaya oo soo saara unugyo; unugyadaas oo u meesiyooba nudaha cusub ee geedka.
m.l
Wadaag:
(cayaartoy, m.dh) Nin nooc cayaaraha ka mid ah loo tababbaray oo yaqaan sida loo dheelo. ld ciyaartoy1.
m.l
Wadaag:
Wax halis ka samatabixid.
Xoolo lumay ama la dhacay in yar ka badbaadid.
f.mg3
-yntay, -ymatay
Wadaag:
Qof, baahi weyn alaab maacuun u qaba ahaansho. ld ceedan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: