Qeexid

"ld caay 1. Hadal ama fal qadaf ah oo cid loola jeedo."

Qeexid Kale

Geedaha beerta laga guro oo inta la aruuriyo la gubo.

Qeexid Xigta

God, shabaq, siriq ama bir iyo dabin kale oo loo dhigo ugaarta si ay ugu dhacdo.

Wadaag: