Qeexid

"Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan."

Qeexid Kale

Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar1.

Qeexid Xigta

Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan.

Wadaag: