Qeexid
"eeg cayaari. ld ciyaarin."
"eeg cayaari. ld ciyaarin."
Wadaag:
Garangar yar oo inta xarig laga dhexdudisiyo, waxyaalaha culus lagu shubashubeeyo; khafyad. ld ciyaari1.
m.l.u
Wadaag:
Wax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin.
Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin.
Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan.
Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan.
Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar1.
m.dh
Wadaag:
eeg cayaarsii. ld cayaarsiis, ciyaarsiin, ciyaarsiis.
m.f.dh
Wadaag:
Wax ciyaar ku madaddaalin.
Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(cayaartoy, m.dh) Nin nooc cayaaraha ka mid ah loo tababbaray oo yaqaan sida loo dheelo. ld ciyaartoy1.
m.l
Wadaag:
Gabar loo tababbaray nooc cayaaraha ka mid ah oo taqaan sida loo dheelo.
Koox ciyaar loo tababbaray sida kuwa kubbadda cagta iwm. ld ciyaartoy2.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Bahallada yaryar, aan laf iyo dhiig lahayn oo leh lix ama siddeed lugood, oo ay ka mid yihiin kaneecada, caarada, duqsiga iwm.
m.l.u
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof nooc ciyaaraha ka mid ah ku wanaagasan. ld ciyaaryahan.
m.l
Wadaag:
Hadal ama fal aan dhab ahayn oo uu qof mid kale kula kaco.
Ciyaar; dheel.
m.l
Wadaag: