Qeexid

"Baahi weyn oo wax loo qabo. ld ceed."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayd oo kali ah:
  • Ninbaa waxa uu lahaa qaali geela wax adduuna, hase yeeshee nacabyaa ku soo duulay, kana qaaday, ka dib waxa isugu darsamay ciil, caloolyaw, cadho iyo caydhnimo.
  • Si kasta ha ahaatee, cayda iyo handadaada wasiirku waxay u baahan tahay wax ka qabasho dawladeed xagga aqoon la’aantiisa iyo dhaqankiisa oo aan la jaanqaadi karin masuuliyada jagadiisa.