Qeexid

"Nooc mallayga yaryar ka mid ah oo koox-koox isu raaca."

Qeexid Kale

Wax yaryar oo aan qayme lahayn. (baay.) Nudo geed oo ka kooban unugyo si firfircoon u qaybsamaya oo soo saara unugyo; unugyadaas oo u meesiyooba nudaha cusub ee geedka.

Qeexid Xigta

Ilmo.

Wadaag: