Qeexid

"Wax tiradooda ama noocooda si cad u sheegid."

Qeexid Xigta

U c.: qof, meel u magacaabid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayin oo kali ah:
  • Bandowga ayaa bilaabanaya fiidnimada caawa, wuxuuna socon doonaa ilaa waaberiga, iyadoo aan loo qaban waqti mucayin ah bandowga, balse la sheegay inuu socon doono inta laga sugayo amaanka degmada.
  • Fikradaana waxaa abuuray musharaxiin boogo mucayina leh.