Qeexid
"Tinta saynta geriga oo lagu xirto qaansada qorigeeda, badanaana waxaa isticmaala oo lagu aqoonsadaa hargaantiga."
"Tinta saynta geriga oo lagu xirto qaansada qorigeeda, badanaana waxaa isticmaala oo lagu aqoonsadaa hargaantiga."
Wadaag:
Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaadiidka nafleyda ah.
Magac carbeed xarafka 'c'.
m.l
Wadaag:
Nooc; jaad.
Si, hab, qaab.
Keyn, dhul jiq ah oo dhir badan. ld caynad.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Dir naxweed ku shaqa leh in ay kala saarto labka iyo dheddigga ee magacyada, magacuyaallada iyo qaabka falalka (tus.: inantu way seexatay). Ereyada weertan cayn dheddigeed ayey wada muujiyeen: magaca, magacuyaalka iyo falkuba.
m.dh
Wadaag:
Hanti, caymis ka diiwaan gashasho.
Rati, cayn ku xirasho.
Hanti, dhibaato ka badbaadsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Suun xakamaha labadiisa dhinac ku xiran oo gammaanka lagu dudduwo laguna joojiyo.
m.l.u
Wadaag:
Wax caymiska ka diiwaan gashan ahaansho (hanti).
Wax cayn lagu xiray ahaansho (rati).
Wax dhibaato laga samatabixiyey ahaansho (hanti).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Bayd faal oo madaxa iyo manjaha min laba ka ah, labada hogood oo dhexda ahna min hal.
m.l
Wadaag: