Qeexid
"Wax caymiska ka diiwaan gashan ahaansho (hanti)."
Qeexid Kale
Wax dhibaato laga samatabixiyey ahaansho (hanti).
Qeexid Xigta
Wax cayn lagu xiray ahaansho (rati).
[-naa, -nayd]
caynsan aa
caynsan ayd
f.mg4"Wax caymiska ka diiwaan gashan ahaansho (hanti)."
Wax dhibaato laga samatabixiyey ahaansho (hanti).
Wax cayn lagu xiray ahaansho (rati).
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Bayd faal oo madaxa iyo manjaha min laba ka ah, labada hogood oo dhexda ahna min hal.
m.l
Wadaag:
Hanti, caymis ka diiwaan gashasho.
Rati, cayn ku xirasho.
Hanti, dhibaato ka badbaadsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Suun xakamaha labadiisa dhinac ku xiran oo gammaanka lagu dudduwo laguna joojiyo.
m.l.u
Wadaag:
Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaadiidka nafleyda ah.
Magac carbeed xarafka 'c'.
m.l
Wadaag:
Nooc; jaad.
Si, hab, qaab.
Keyn, dhul jiq ah oo dhir badan. ld caynad.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Dir naxweed ku shaqa leh in ay kala saarto labka iyo dheddigga ee magacyada, magacuyaallada iyo qaabka falalka (tus.: inantu way seexatay). Ereyada weertan cayn dheddigeed ayey wada muujiyeen: magaca, magacuyaalka iyo falkuba.
m.dh
Wadaag:
Qof, baahi weyn alaab maacuun u qaba ahaansho. ld ceedan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(caman, m.l) Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Bahallada yaryar, aan laf iyo dhiig lahayn oo leh lix ama siddeed lugood, oo ay ka mid yihiin kaneecada, caarada, duqsiga iwm.
m.l.u
Wadaag:
Wax cayilay ahaansho. ld cayillan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
eeg caydan. ld caydnaansho, ceednaan, ceednaansho.
m.f.dh
Wadaag: