Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
cayo
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cayo oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `cayo`
cabayo
Qeexid
C. ah: haan qab ama argeeg ka samaysan oo loo diyariyay in caanaha lagu shubto.
Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la kahdo; cabo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
cay
Qeexid
ld caay 1. Hadal ama fal qadaf ah oo cid loola jeedo.
God, shabaq, siriq ama bir iyo dabin kale oo loo dhigo ugaarta si ay ugu dhacdo.
Geedaha beerta laga guro oo inta la aruuriyo la gubo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
cadayo
Qeexid
Ilko caday ku nadiifsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cay
Qeexid
(caayay, cayday; caayi) Hadal ama fal qadaf ah cid u jeedin. ld caay2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cay
Qeexid
Dhareer; calyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cadayo
Qeexid
ld cadanyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
cayn
Qeexid
(nax.) Dir naxweed ku shaqa leh in ay kala saarto labka iyo dheddigga ee magacyada, magacuyaallada iyo qaabka falalka (tus.: inantu way seexatay). Ereyada weertan cayn dheddigeed ayey wada muujiyeen: magaca, magacuyaalka iyo falkuba.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
cayr
Qeexid
Qof aan hanti lahayn.
(c., m.dh.) Dad aan hanti lahayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cayd
Qeexid
Baahi weyn oo wax loo qabo. ld ceed.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cayn
Qeexid
Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaadiidka nafleyda ah.
Magac carbeed xarafka 'c'.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cayn
Qeexid
Nooc; jaad.
Si, hab, qaab.
Keyn, dhul jiq ah oo dhir badan. ld caynad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
canyo
Qeexid
Cagaar yar, dhanaan, ka baxa meelaha ciidda jilcan leh oo la cuno. ld cayo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
cayil
Qeexid
Hilib iyo baruur badan yeelasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
calyo
Qeexid
(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caymo
Qeexid
In ka samatabaxday hanti burbur ku dhacay.
Kaalmo aan badnayn oo la siiyo cid hantidii ay lahayd dhaaftay. ld caynaano.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
caymo
Qeexid
Wax halis ka samatabixid.
Xoolo lumay ama la dhacay in yar ka badbaadid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cayil
Qeexid
Hilib iyo baruur badan oo ay nafley yeelato.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cayin
Qeexid
Wax tiradooda ama noocooda si cad u sheegid.
U c.: qof, meel u magacaabid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
caycay
Qeexid
Nafley u nugul dhibaatada.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
caymi
Qeexid
Wax dhibaato ama halis ka nabadgelin.
Aawr la rarayo, cayn ku giijin.
Hanti caymis ka diiwaangelin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: