Qeexid
"Cid eegmo wax ku yeelid; cawrin; ilayn."
[-stay, -satay]
cayuumays tay
cayuumays atay
f.g3"Cid eegmo wax ku yeelid; cawrin; ilayn."
Wadaag:
Geel gaagaaban oo laga helo deexda.
Eegmo dhibaato leh oo dadka qaarkii leeyahay. ld acyuun.
m.dh
Wadaag:
Wax jiritaan kooda dhab u qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigasho.
Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho.
Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Weel, maro iwm mardhacyo uskag ah yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: