Qeexid
"Cid il wax ku yeelid."
[-uumay, -uuntay]
cayuun2 umay
cayuun2 untay
f.g1"Cid il wax ku yeelid."
Wadaag:
Geel gaagaaban oo laga helo deexda.
Eegmo dhibaato leh oo dadka qaarkii leeyahay. ld acyuun.
m.dh
Wadaag:
Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Nooc; jaad.
Si, hab, qaab.
Keyn, dhul jiq ah oo dhir badan. ld caynad.
m.dh
Wadaag:
Cid eegmo wax ku yeelid; cawrin; ilayn.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof ama ka bdan cay isdhaafsasho.
f.mg1
Wadaag:
ld caay 1. Hadal ama fal qadaf ah oo cid loola jeedo.
God, shabaq, siriq ama bir iyo dabin kale oo loo dhigo ugaarta si ay ugu dhacdo.
Geedaha beerta laga guro oo inta la aruuriyo la gubo.
m.dh
Wadaag:
(caayay, cayday; caayi) Hadal ama fal qadaf ah cid u jeedin. ld caay2.
f.g1
Wadaag: