Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Wax ceebi ku dhacday noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ceebow oo kali ah:
  • "Dadka ku nool Afgooye waa inaysan lacag siin mas'uul ka mid ah ururka, waayo taasi waxya keenaysaa inaad idinkuna ceebowdaan inaguna aan ceebowno" ayuu yiri Sh.