Qeexid
"/mg1 C./ka c.: balli, weel, xero iwm buuxid (biyo, caano, xoolo iwm)."
[-gay, -gtay]
ceegaag2 ay
ceegaag2 tay
f.g"/mg1 C./ka c.: balli, weel, xero iwm buuxid (biyo, caano, xoolo iwm)."
Wadaag:
Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag2.
f.mg1
-gmay, -gmatay
Wadaag:
Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo1 (2).
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Walax loo yeeli karo qaab marka la adeegsado kul ama cadaadis. Caagagga badankooda waxa laga sameeyaa “xabko” macmal ah oo la tarmiyey.
m.l
Wadaag:
Cayrnimo awgeed la dalaabid (qof).
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho.
Iska m.: laf feenasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax sidii laga rabay noqosho.
Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: